News
The Defence Minister of Somalia, Ahmed Moallim Fiqi, yesterday briefed the media on the successful conclusion… Sii akhri ...
Boosaaso (Faallo) — Sanadkii 1991kii markii dagaalka sokeeye si buuxda uga qarxay Muqdisho, dad badan ayaa ka qaxay caasimadda. Dadka… Sii akhri ...
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa ku wargelisay maayirka degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad in uu diyaariyo waraaq is casilaad ah, kaddib markii ay mooshin xilka qaadis ka soo ...
Dowladda Puntland oo baaritaan ku haysa markabka Sea World oo shixnad hub ah u siday magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay dhawaan warbixin ka soo saarto dhammaan xogta ku saabsan markabka.
Faahfaahin dhammaystiran ayaa ka soo baxaysa xogta ku saabsan markab hub sida oo mudda laba maalmood ah ku cilladaysnaa xeebaha degmada Bareedo ee gobolka Raas Casayr, kaasi oo ay gacanta ku dhigeen ...
La-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa mudda saddex cisho ah ku sugan magaaada Hargeysa, halkaasi oo uu shir gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, kaasi oo ...
Duqa degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa wajahaya mooshin kalsooni kala noqosho ah, oo ay gacanta ku hayaan inta badan xubnaha golaha degaanka, kuwaasi oo ku eedeeyay musuqmaasuq iyo ...
Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab oo ka hadlay xiisadda siyaadadeed ee ka dhex aloosan Puntland iyo Khaatumo ayaa shaaciyay hal qodob oo uu ka abuurmay muranka labada dhinac. Wasiir ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade oo Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa si cad u sheegay in aan la oggolaan doonin in gudaha gobolka lagu qabto shirar siyaasadeed oo ay ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo maanta gaaray magaalada Boosaaso ayaa Shir la leh guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baarri iyo saraakiisha hoggaaminaysa Hawlgalka Calmiskaad ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results